Canada: Soomaali lagu qaaday weerar dhaliyey dhimasho iyo dhaawac

Jaaliyadda Soomaalida ee magaalada Edmonton ee dalka Canada ayaa ka walaacsan dhallinyaro oo dhawaan lagu weeraray magaaladaasi, kuwaas oo mid kamid ah uu dhintay, halka kuwa kalena ay dhaawacyo soo gaareen.

Ma jirto ilaa iyo hadda cid loo soo qabtay weerarkan, balse laamaha amniga waxey sheegeen in wali ay baaritaan wadaan.

Haddaba wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa sida ay Jaaliyadda u aragto dhacdadan ka wareystay Cabdirisaaq Ismaaciil Xaashi (Cirro) oo kamid ah hoggaamiyeyaasha bulshada Soomaalida ee Edmonton.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay weerar lagu qaaday dhallinyaro soomaali ah