Australia: Soomaalida oo ka qeybgashay bandhigga dhaqamada qowmiyadaha

Toddobaadka dhaqamada kala duwan ee qowmiyadaha ku nool Australia ayaa looga dabbaaldagayaa wadankaasi, waxaana ka qey galaya Soomaalida ku nool waddaankaas.

Haddaba sidee ayay Sooaamlidu uga qeyb qaataan isbuucaas dhaqamada suaashaas iyo kuwo kaleba waxaa wariyaha VOA da ee qaarada Auatralia Ibrahim Cumar Baafo uu weydiiyey Injineer Cabdulaahi Aden oo ah kaydiya agabka kala duwan ee Hiddaha iyo Dhaqan Soomaaliyeed.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga dhaqamada Australia