Culimada Kenya oo ku baaqay in laga fogaado qalalaasaha xilliga doorashada

Qaar ka mid ah culimada Waqooyi Bari Kenya oo kulan ku lahaa degmada Legdheera, ayaa qodobo ay soo saareen bulshada ugu baaqay inay nabadda ilaaliyaan, ayna garab istaagaan dadka dhibaataysan xilligan abaaraha, islamarkaana laga fogaado qalalaasaha xilliga doorashada.

Kulankan oo sidoo kale ay qayb ka ahaayeen qaar kamid ah siyaasiyiinta gobolkaasi Waqooyi Bari , ayaa waxa warbixin ku saabsan inoo haya Wariyahayaga Maxamed Faarax Shire.

Your browser doesn’t support HTML5

Culimada Kenya oo ku baaqay in laga fogaado qalalaasha xilliga doorashada