Amuuraha Islaamka: Saameynta dagaalka Ukraine uu ku yeelan karo wadahadallada Nukliyeerka Iran 

Barnaamijka Amuuraha Islaamka ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay; Saameynta dagaalka Ukraine uu ku yeelan karo wahadallada Nukliyeerka ee Iran.

Waxaa Barnaamijka soo diyaariyaym soona jeedinaya wariyaha VOA-da ee magaalada London Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Saameynta dagaalka Ukraine ee wahadallada Nukliyeerka Iran