Daacish oo qiratay dhimashada hoggaamiyahoodii, kuna dhawaaqday hoggaamiye cusub 

Ururka Daacish ayaa shaaciyay magaca hoggaamiyahooda cusub oo ay yeelanayaan, islamarkaana qirtay geerida hoggaamiyahoodii hore, kaasi oo dhawaan is-miidaamiyay, kadib weerar ka dhan ah oo ay fuliyeen ciidamada gaarka ah ee Maraykanka.

Haddaba, maxay ka dhigan tahay inay qirtaan dhimashada hoggaamiyahooda? Maxaase laga filan karaa hoggaanka cusub ee ay shaaciyeen?

Wariyaha VOA ee Bariga Dhexe Xuseen Saxnuuni ayaa warbixintan ku eegaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Daacish oo qiratay geerida hoggaamiyahoodii