Dowladaha Masar iyo Suudaan ayaa ugu baaqay dowlada Ethiopia in ay aqbasho wadahadal degdeg ah, si xal loogu helo xiisada biyo-xireenka webiga Nile.
Xuseen Saxnuuni ayaa warbixintan ka soo diray Qaahira.
Your browser doesn’t support HTML5
Masar iyo Suudan oo wahadallo dhab ah ka dalbaday Itoobiya