Barn. Martida Makrafoonka: Danjire Yuunis Yaasiin Xaashi

  • Ridwan Abdiwali

LONDON — Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Danjire Yuunis Yaasiin Xaashi (Ooga-cadde) oo ah Safiirka Soomaaliya u fadhiya Belgium iyo Midowga Yurub. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka