UNHCR oo sheegtay inay ka walaacsan tahay 'cunsuriyad' lagula kacay qaxootiga ka cararaya Ukraine

Ha'yadda Qaxootiga u qaabilsan Qaranmada Midoobay ee UNHCR ayaa sheegtay inay ka walaacsan tahay warbixinnada sheegaya in cunsuriyad lagula kacay qaxootiga ka cararaya Ukraine.

UNHCR waxay sidoo kale sheegtay in qaxootiga ka baxsanaya duullaanka Ruushka uu ku qaaday Ukraine ay hadda gaartay 1 milyan oo qof.

Afhayeen UNHCR ayaa wareysi gaar ah siisay wariyaha VOA-da ee Europe, Ridwaan Xaaji Cabdiwali, warbixintan ayuuna nooga diyaariyay.

Your browser doesn’t support HTML5

UNHCR oo ka walaacsan 'cunsuriyeynta' dadka ka baxsanaya dagaalka Ukraine