Muxuu Biden ku sheegay khudbaddiisii sanadlaha ee xalay?

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa jeediyey khudbaddii sannadlaha ahayd ee State of the Union Address oo sannadkan kusoo aadday xilli uu dagaal ka jiro Yurub, isla markaana Maraykanku uusan weli ka guulaysan cudurka COVID-19.

Weriyahayaga Maxamed Cabdi Sandheere ayaa inoo soo koobaya khudbaddii madaxweynaha.

Your browser doesn’t support HTML5

Khudbaddii Biden ee xalay