Jaamacadda Carabta oo cambaareysay weerarada argagixiso ee Al-shabaab

Bayaan ka soo baxay Baarlamanka dalalka Carabta ayaa lagu canbaareeyey weeraradii argagixiso ee ugu danbeeyey ee ka dhacay Soomaaliya, waxayna dowladda Soomaaliya ku taageertey dadaalada ay weeraradan uga hortageyso.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Qahira inooga soo diray Hussein Sahnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Jaamacadda Carabta