Dhageyso aragtida qaar ka mid ah dadka ku nool magaalada Muqdisho oo ka hadlaya sida dagaalka ka socda Ukraine uu saameyn karo qaaradda Afrika, gaar ahaan Somalia.
Waxaa soo dirtay wariyaha VOAda ee Muqdisho, Seynab Abuukar.
Your browser doesn’t support HTML5
Saameynta dagaalka Ukraine ee Afrika