Amuuraha Islaamka: Saameynta dagaalka uu Ruushku ku qaaday Ukraine ee dunida Islaamka

Barnaamijka Amuuraha Islaamka ee toddobaadkan waxaan ku eegeyna saameynta uu dunida Islaamka ku yeelan karo dagaalka uu Ruushku ku qaaday Ukraine. Waxaa Barnaamijka soo diyaariyaym soona jeedinaya wariyaha VOA-da ee Washington Hussein Barre Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Amuuraha Islaamka