Baaritaanka xasuuqii Muslimiinta New Zealand oo mar kale dib loo furay 

Jasiiradda Koonfureed ee dalka New Zealand ayaa waxa ka socda dhageysiga maxkamad dadkii lagu laayey weeararkii argagixiso ee dalkaas ka dhacay sanadkii 2019kii, kaas oo lagu dilay 51 oo Muslimiin aha oo xiligii weerarka Salaadda Jimcaha ku jiray.

Wariyaha VOA-da ee qaaradda Australia iyo New Zealand Ibrahim Cumar Baafo ayaa warbixin arrintaas ku saabsan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Xasuuqii Muslimiinta New Zealand oo mar kale baaritaan lagu samaynayo