Kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka DDS oo furmay 

Baarlamaanka DDS

Waxaa caasimadda dowlad deegaanka Soomaalida ee Jigjiga ka furmay Kal-fadhiga labaad ee golahiisa lixaad ee Baarlamaanka DDS, kaas oo lagu ansixinayo qodobo kala duwan .

Warbixintan waxaa magaalada Jigjiga kasoo diray Maxamed Cabdiraxmaan Gataa.

Your browser doesn’t support HTML5

Baarlamaanka DDS oo furmay