Bangiga Adduunka oo $64 milyan ugu deeqay dowlad deegaanka Soomaalida

Masuuliyiin ka socotay Bangiga Aduunka oo booqasho ku yimid deegaanka Soomaalida ayaa ku deeqay lacag dhan 64 milyan oo dollar taas oo wax loogu qaban doono bulshada deegaanka ee ay abaarta ba'an ku dhufatay.

Warkan waxaa magaalada jigjiga kasoo diray Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa.

Your browser doesn’t support HTML5

Bangiga Adduunka oo $64 milyan ugu deeqay DDS