Uganda oo joojisey baaritaanka COVID-19 ee dadka dalkeeda soo galaya

Dowladda Dalka Uganda ayaa shaacisay inay joojisay baaritaanka cudurka COVID19 ee laga qaado dadka rakaabka ah ee soo galaya dalkeeda, waxaana , go’aanka lagaga dhawaaqay shirka golaha Wasiirada ee Dowladda Uganda

Faahfaahinta warkan waxaa Nairobi inooga soo direy wariyaheena Khadar Maxamuud Xareed.

Your browser doesn’t support HTML5

Uganda oo joojisay tijaabada COVID-19 ee dadka socotada ah laga qaado