Xubnaha kuraasta qaar oo maanta lagu doortay Jubaland

Doorasho

Doorasho

Magaalada Kismayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland waxaa maanta ka dhacday doorashada qaar ka mid ah kuraasta xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaalia u matalaya Jubbaland.

Wariyaha VOAda Aaden Maxamud Salaad (Kismayo) ayaa warbixintan ka soo diray halkaas.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso doorashada Jubaland