Golaha Adeegga Garsoorka Tunisia oo ku gacansayray go'aankii madaxweyne Qeys Saciid 

Ururka Cadaaladda ee dalka Tunisia ayaa si weyn uga soo horjeestey go’aanka madaxweynaha dalkaasi uu ku kala direy guddiga gollaha sare ee garsoorka dalkaasi.

Garsoorayaasha dalkaasi ayaa sheegay inay mideysanyhiin oo ay ka hortagayaan amarkasto oo aanan u dhadhameynin.

Warbixintan waxaa kasoo diray mgaalada Qaahira wariyaha VOA ee Bariga Dhexe Xussein Cismaan Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Golaha Adeegga Garsoorka