Wareysi: Kenya oo Caafimaad Bilaash ah Siineysa Danyarta

Two boys playing in the Kakuma refugee camp in Kenya.

Dadka Kenya ayaa helaya caymis caafimaad oo lacag la’aan ah waxaana adeegan bixin doona waaxda Caymiska Qaran ee Caafimaadka ee NHIF.

Haddaba wariyaha VOA ee Nairobi, Intisaar Saalax Xuseen ayaa barnaamijkan iyo sida ay dadku uga faa’iideysan karaan waxaa ay ka wareysatay Cali Cabdullaahi Isaaq oo ah Agaasime ku xigeenka Waaxda Caymiska Qaran ee Caafimaadka (NHIF) ee Nairobi.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Kenya oo caymis caafimaad siineysa dadka danyarta ah