Barnaamijka Amuuraha Islaamka ee tddobaadkan wuxuu ku saabsanyahay; Maxay tahay sababta xukunka militarigu ugu dheeraaday Masar? waxaa Barnaamijka soo diyaariyaym soona jeedinaya wariyaha VOA-da ee magaalada London Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Your browser doesn’t support HTML5
Amuuraha Islaamka: Maxaa keenay in xukunka militarigu ku dheeraado Masar?