Dibadbaxyo waaweyn oo weli ka socda Minneapolis

Magaalada Minneapolis waxaa maalmihii la soo dhaafay ka dhacayey dibadbaxyo ay dadka madowga ahi dhigayeen, ka dib markii booliisku ay toddobaadkii hore nin madow ah oo gurigiisa ku jira ay toogasho ku dileen.

Wariyaha VOAda ee gobolka Minnesota, Maxmuud Mascadda uu ka wareystay garyaqaan Amiin Harun oo ka hawlgala gobolka Minnesota.

Your browser doesn’t support HTML5

Dibadbaxyo waaweyn oo weli ka socda Minneapolis