Magaalada Ottawa oo xaalad deg deg ah lagu soo rogay

Magaalada Ottawa ee dalka Canada waxaa lagu soo rogay xaalad deg deg ah kadib markii ay kordheen dibad-bax looga soo horjeedo xayiraadaha COVID-19.

Dibad-baxa ayaa lagu soo warramayaa inuu saameyn dhaqaale ku yeeshay magaalooyin ay ugu horreyso Ottawa oo ah caasimadda Canada.

Warbixintan waxaa noo soo diray weriyaha VOA Xuseen Nuur Xaaji

Your browser doesn’t support HTML5

Magaalada Ottawa oo xaalad deg deg ah lagu soo rogay