Xal diblomaasi oo loo raadinayo xiisadda Ukraine

Dadaallo diblamaasiyadeed oo lagu qaboojinayo xaalada Ukraine iyo in aanu dagaal ka dhicin Bariga Yurub ayaa socda, iyada oo uu Ruushku wali wado ciidamada uu soo dhoobayo xuduudda u dhaxaysa iyaga iyo Ukraine.

Madaxweynaha Faransiiska iyo ra’iisal wasaaraha Jarmalka ayaa wadaxaajoodyo ka billaabaya magaalooyinka Moscow iyo Kyiv.

Warbxin ku saabsan wararkii ugu dambeeyey ee xiisadda Ruushka iyo Ukraine waxa magaalada London kasoo direy wariyaha VOA-da ee Qaarada Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Xal diblomaasi oo loo raadinayo xiisadda Ukraine