Geerida Rayan oo ruxday qalbiyada shacuubta caalamka

Kooxaha gurmadka ayaa ugu danbeyntii xalay ku guuleystay in ay dibadda u soo saaraan, meydka wiil shan sano jir ah oo muddo shan maalmood ah ku go’doonsanaa ceel aad u dheer oo uu ku dhacay oo ku yaalla waqooyiga dalka Morocco.

Dhacdadan oo ruxday qalbiyada shacuubta caalamka, ayaa ku soo dhamaatay qarracan, kaddib marki lagu guul-darreystay in nolol lagu soo badbaadiiyay muluqaan yar.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Qahira kasoo diray, Xuseen Saxnuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Geerida Ryan oo ruxday qalbiyada shucuubta caalamka