Afrika Afar qof oo lagu toogtay magaalada Qaahira Febraayo 05, 2022 CAIRO — Afar qof oo hal qoys ka tirsana ayaa lagu dilay xaafad ay degen yihiin dadka hodanka ah oo ku taal magaalada Qaahira ee dalka Masar, sida uu warbixin arrintan ku saabsan Qahira inooga soo direy wariyaheena Hussein Sahnuuni. Your browser doesn’t support HTML5 Afar qof oo lagu toogtay magaalada Qaahira