Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay tirada xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ee Somalia ee illaa hadda la soo doortay.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya wariyaha VOAda ee magaalada Muqdisho, Seynab Abuukar Maxamed.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Faaqidaadda Toddobaadka