Australia oo amartay in toddobaadkii laba jeer ardayda laga baaro COVID-19
MELBOURNE —
Dowladda Australia ayaa Ardada wax kabarata iskuullada wadankaasi qasab kaga dhigtay in toddobaadkii laba jeer laga baaro cudurka Covid-19 kahor inteysan soo aadin iskuulka.
Wariyaha VOA-da ee Australia Ibrahim Cumar Baafo ayaa warbixintan inoo haya.
Your browser doesn’t support HTML5
Australia oo amartay in toddobaadkii laba jeer ardayda laga baaro COVID-19