Dad ku dhintay gaari ay miino kula qaraxday Wajeer

Afar qof ayaa ku dhintay gaari ay saarnayeen dad rayid ah oo ku sii jeeday magaalada Wajer kadib markii ay miino la qaraxday waxaana miinada la dhigay inta u dhaxeysa Weelgaras iyo Handhaaki ee Koonfurta ismaamulka Wajeer.

Maxamed Faarax Shire ayaa wabixintan soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dad ku dhintay miino gaari kula qaraxday Wajeer