Australia oo soo rogtay xayiraado horleh

Waddanka Australia, gobolada qaar ayaa sharciyo adga la duldhigay bulshooyinka ku nool oo Soomaalidu ay ka mid tahay, waxaana ka mid ah in tallaalka seddexaad qofkaan qaadan uusan galikarin goobaha ganacsiga, halka shaqalaaha aan qaadan saddex talaal aysan shaqeyn karin.

Warbixinta arrintan ku saasabsan waxaa inoo soo diray wariyaha VOA Ibraahim Cumar Baafo oo Melbourne joogo.

Your browser doesn’t support HTML5

Australia oo soo rogtay xayiraado horleh