CAIRO —
Madaxweyneyaasha dalalka Masar iyo Senigol ayaa ka wadahadlay xiisada biyo xireenka Ethoipia, xili wali ay taagantahay muranka dhinaca ee dalalka Sudan, Masar iyo Ethiopia.
Warkan waxaa inoo soo direy wariyaha VOA Hussein Cismaan Saxnuun.
Your browser doesn’t support HTML5
Maxaa ku soo kordhay xiisadda Masar iyo Itoobiya ee biyo-xireenka webiga Nile?