Wareysi: Saameynta ay weerarada Xuutiyiintu ku yeelan karaan Imaaraadka
WASHINGTON —
Kooxda Xuuthiyiinta ee dalka Yemen ayaa toddobaadkan laba weerar la beegsaday dalka Imaaraatka Carabta oo qayb ka ah Isbahaysiga uu Sacuudigu hoggaamiyo ee dagaalka kula jira Xuuthiyiinta.
Safaaradda Maraykanka ee magaalada Abu Dhabi ee xaruunta Imaaraadka ayaa digniin u jeedisay dadka Maraykanka ah ee ku nool Imaaraadka, Hadaba waa maxay saamaynta ay weerarada Xuuthiyiintu ku yeelan karaan Imaaratka ,
Xuseen Barre ayaa arrintaasi ka waraystay Cabdicaziiz Saalax oo ka faallooda arrimaha siyaasadda kuna sugan dalkan Maraykanka.
Your browser doesn’t support HTML5
Wareysi: Saameynta weerarada Xuutiyiinta ee Imaaraadka