Kenya oo sheegtay inaysan ka walaacsaneyn weerarro argagixisonimo ah

Afhayeenka booliiska Dalka Kenya Bruno Shioso ayaa sheegay inuusan jirin walaac la xiriira weerarro argagixisanimo oo ka dhaca dalka Kenya, sida ay ay ku soo warrameyso wariyaha VOA-da ee magaalada Nairobi Intisaar Salah Xuseen.

Your browser doesn’t support HTML5

Kenya kama walaacsan weerarro aragagixisonimo