QM oo ka digtay heerka cunto yarida ee Tigray

QM ayaa sheegtay in 40% dadka ku nool gobolka waqooyiga Ethiopia ee Tigray aysan haysan cunto ku filan, iyadooo gobolkaasi ay wali ka taagan tahay colaad 15-bilood socotay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso cunto yarida Tigray