Wararkii ugu dambeeyey ee xiisadda Ruushka iyo Ukraine

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa sheegay in haatan ay Ruushka u taalo waxa uu yeelayo, haddiiba mar Mareykanku uu u gudbiyay jawaabta cad walaaca ay Moscow sheegtay inay ka qabto gaashaanbuurta NATO iyo Ukrain.

Wariyaha arrimaha Diblomasiyadda uga soo waranta VOA-da Cindy Saine ayaa warbixintan inoo diyaarisay, waxaana soo jeedinaya Xuseen Barre Aaden.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyay ee xiisadda xadka Ukraine