Shir ku saabsan amniga dorashada Golaha Shacabka oo Kismayo ka dhacay

Kulan looga hadlay amniga doorashooyinka xubnaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayna ka qeebgaleen saraakisha ciidamada ayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo, waxaana diiradda lagu saaray xoojinta amniga goobaha doorashada.

Faafaahinta warkaas waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Shir ku saabsan amniga doorashada oo Kismaayo ka dhacay