Sacuudiga iyo Thailand oo 30 sano kadib soo celiyay xiriirkooda

Labada dal ee Sacuudi Carabiya iyo Thailand ayaa xiriirkooda diblomaasi soo celiyey ka dib muddo 30 sano ah, waxaana arrintan la shaaciyey xilli booqasho uu Ra’iisal Wasaaraha Thailand ku tagey dalka Sacuudi Carabiya.

Haddaba, waxa xiriirka markii horeba xumeeyey iyo waxa ay labada dal higsanayaan waxaa warbixintan ka soo diray wariyaha VOA-da ee dalka Masar Xuseen Cusmaan Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Sacuudiga iyo Thailand oo 30 sano kadib soo celiyay xiriirkoodii diblomaasiyadeed