Sesame Sheeko Sheeko

Your browser doesn’t support HTML5

Waa barnaamij xiiso leh oo loogu talogalay waalidiinta iyo carruurta oo midkood yahay daryeelka carruurta, kan kalena madadaallada dhallaanka. Barnaamiyada kala ah Kulanka Waalidiinta iyo Sesame Sheeko Sheeko. Waxaad dhageysan kartaan: 7:00am-7:30am iyo 6:00pm-6:30pm Jimacaha iyo Sabtida. ,