Wareysi: Shaqooyinka ay qabtaan dhallinyarada Soomaaliyeed ee Australia
Umulkhayr
MELBOURNE —
Waxaa sii kordhaya gabdhaha dhallinyarada ah ee Soomaalida ku nool wadanka Australia ee qeybaha kala duwan ee caafimadka sida Umulisonimo iyagoo ka hawlgala Isbitaallada waaweyn ee magaalada Melbourne.
Umulkhayr Xasan Suufi oo ka mid ah gabdhahaasi ayaa shaqooyinka ay qabtaan uga warantay weriyaha VOA ee Melbourne Ibraahim Baaffo.
Your browser doesn’t support HTML5
Wareysi: Shaqooyinka ay qabtaan dhallinyarada Soomaaliyeed ee Australia