Britain oo debcisay qaar ka mid ah xayiraadihii COVID-19

Dowladda Britain ayaa sheegtay in maanta laga bilaabo la joojin doono xirashada afsaabka ee sharciga ahayd iyo shahaadadii xanuunka Covid19 ee meelaha qaar lagu geli jiray, waxaana Raysal-wasaaraha UK uu sheegay in ay dowladdu joojineyso taladii ahayd in ay dadku guryahooda kasoo shaqeeyaan.

Warbixin amuurtaas ku saabsan waxa magaalada London inooga soo diray Wariyaha VOA-da ee Qaarada Yuirub Abdihafid Awil Ismail.

Your browser doesn’t support HTML5

Britain oo debcisay qaar ka mid ah xayiraadihi COVID-19