Qurbo-joog badan oo dib ugu noqonaya gobolka Soomaalida Ethiopia

Kadib markii bishi hore ee December uu Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ku casuumay hal milyan oo qurba-joogta Itoobiya ah inay soo gurya-noqdaan, ayaa waxaa dhulka Soomaalida ee Itoobiya soo gaaray boqollaal qurba-joog ah.

Sababaha ay u yimaadeen iyo waxa ay deegaanka kusoo kordhin doonaan, ayaa wariyaha VOA-da ee Jigjiga, Maxamed Cabdiraxman Gaataa uu ka wareystay, Wasiirka Xafiiska Maalgashiga iyo Warshadaha Dowlad Deegaanka Soomaalida, Dayib Axmed Nur.

Your browser doesn’t support HTML5

Qurbo-joog badan oo dib ugu noqonaya gobolka Soomaalida Ethiopia