Xafiiska Qaramada Midoobay ee Xuquuqul Insaanka ayaa sheegaya in ugu yaraan 108 qof oo rayid ah lagu dilay kuwa kale oo badanna lagu dhaawacay dhowr duqeyn cirka ah oo sida la tuhunsanyahay gobolka Tigray ee Waqooyiga dalkaasi ay ka fuliyeen ciidamada Cirka ee Ethiopia tan iyo bilowgii sanadkan cusub.
Lisa Schlein ayaa warbixintan uga soo dirtay VOAda magalada Geneva, Maxamed Colaad Xassan ayaana soo koobaya.
Your browser doesn’t support HTML5