Hay'adaha gargaarka oo joojiyay shaqadii gobolka Tigray kadib weerar lagu dilay dad rayid ah

Hay’adaha gargaarka ayaa lagu soo waramayaa inay joojiyeen hawlihii samafal ee ay ka hayeen degaan ku yaalla Waqooyi Galbeed ee gobolka Tigray kadib duqayn halkaasi ka dhacday.

Warbixin ay diyaarisay wakaaladda wararka ee AFP waxaa inoo soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Hay'adaha Gargaarka oo joojiyay shaqadii gobolka Tigray kadib weerar lagu dilay dad rayid ah