Qaramada Midoobay: Waa in la badbaadiyaa isbedelka dimoqraadiyadda Suudan

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay dalka Sudan ku qaban doonto wadahal nabadeed oo lagu badbaadinayo isbaddalka dimoqraadiyadda ee ka dhacay dalkaasi.

Warbixintaan waxaa Qahira kasoo diray, Xuseen Saxnuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Qaramada Midoobay: Waa in la badbaadiyaa isbedelka dimoqraadiyadda Suudan