Barnaamijka Martida Makrafoonka: Sacdiyo Siyaad

Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Sacdiyo Siyaad oo ah Guddoomiyaha Machadka Hanna Academy ee fadhigiisu yahay Muqdisho. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka