Kenya oo dib u fureysa xadka ay la wadaagto Soomaaliya

Dowlada Kenya ayaa sheegtay in ay si rasmi ah u furi doonto xudduudka ay la wadaagto Soomaaliya, xilli ay saraakiisha waddankaasi cabsi ka muujiyeen in kooxda Al-Shabaab ay badeecado shar-cidarro ah dalkaasi soo galiyaan oo ay ka helaan dhaqaale.

Warbixintan waxaa Gaarisa nooga soo diray Maxamed Faarax Shire.

Your browser doesn’t support HTML5

Kenya oo fureysa xuduudka ay la leedahay Soomaaliya