Ethiopia oo sii Daysay Jawaar Mohammed iyo Maxaabiis kale oo Siyaasadeed

Jawaar Mohammed,

Jawaar Mohammed,

Dowladda Ethiopia ayaa xabsiga ka sii daysay maxaabiis siyaasadeed oo muddo u xirnaa iyadoo maxaabistanna ay dowladdu sheegtay in cafis ay u fidisay.

Maxaabiista la sii daayay waxaa ka mid ah Jawaar Mohammed oo la xiray bishii July ee sanadkii 2020-kii, islamarkaana ah nin u ololeeya xuquuqda qowmiyadda Oromada.

Waxaa warbixintan magaalada Jigjiga kasoo diray Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa.

Your browser doesn’t support HTML5

Ethiopia oo sii deysay maxaabiis siyaasadeed