Muxuu Biden ka yiri weerarkii taageereyaasha Trump ay kusoo qaadeen xarunta Congress-ka?

Dalkan Maraykanka waxaa maanta laga xusayaa sanad-guurrada 1aad ee weerarkii taageerayashii madaxweynihii hore Donald Trump ay gudaha ugu galeen xarunta Congress-ka Maraykanka, iyada oo Madaxweyne Joe Biden iyo sharci-dajiyayaashu ay xusayaan.

Biden ayaa khudbad uu dadka Maraykanka u jeediyay wuxuu madaxweynihii hore Trump ku eedeeyay inuu isagu ka danbeeyay rabshadihii dhacay sannadkii hore.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Muxuu Biden ka yiri weerarkii taageereyaasha Trump ay ku soo qaadeen xarunta Congress-ka?