Warar is-khilaafsan oo ka soo baxaya cidda ka dambeysay weerarkii Lamu

Ciidamada dowladda Kenya ayaa wada hawlgallo ay ku baadigoobayaan kooxihii ka dambeeyay weerar subixii Isniinta ka dhacay galbeedka gobolka LAMU kaas oo lagu dilay dad rayid ah.

Weerarkaasi ayaa sidoo kale lagu gubay guryo ay lahaayeen dadka deegaanka.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya cidda weerarka geysatay.

Faah faahinta waxaa inoo haya Khadar Maxamuud Xareed.

Your browser doesn’t support HTML5

Faahfaahin ku saabsan weerarkii Lamu