Warbixin ku saabsan rajada Soomaalida Itoobiya ee sannadka cusub
JIGJIGA —
Dalka Itoobiya sannadkan waxay xaaladdiisu aheydmid adag, iyada oo dalkaasi ay hareeyeen colaado dhiig badan ku daatay, waxaana xoogeystay dagaallada u dhexeeyey dowladda iyo mucaaradka TPLF, Isla markaana keenay dhimasho ka dhacay gobollo badan.
Haddaba qaar kamid ah shacabaka ku dhaqan caasimadda magaalada jigjiga ee dawlad deegaanka Soomaalida waxay soo dhaweeyeen in sanadkan cusub uu noqdo mid ka wanaagsan sannadkii dhamaaday ee 2021-ka.