Madaxweyne ku xigeenka Kenya oo olole ka bilaabay gobollada Soomaalida

Xalay waxaa magaalada Garissa ku hoyday madawxweyne ku xigeenka dalka Kenya Wiiliam Ruto oo hogaaminaya xilibaano iyo siyasiyiin ka tirsan xisbiga UDA ee uu hogaamiyo, waxayna maanta kulamo wadareed la qaadan donaan hoggaamiyaasha shacabka ee magaalada.

Warbixintan waxaa soo diray wariyaha VOA-da Maxaed Faarax Shire.

Your browser doesn’t support HTML5

Ruto oo olole ballaaran ka bilaabay gobollada Soomaalida Kenya